Xildhibaan Garaad Yuusuf Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka galmudug oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waxa ka qaldan Madaxda iyo siyaasada soomaalida.
Warbixin dheer oo uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu arrimahaasi iyo arrimo kale oo la xiriira siyaasada soomaaliya kaga hadlay.
Waxa uu sheegay in wax badan ay ka qaldan yihiin Madaxda Soomaalida isla markaana ay muhiim tahay in la saxo si dalka uu xasilooni u helo.
