Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Wasiir Galmudug ka tirsan oo is casilay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Maamulka Galmudug ayaa waxa uu sheegay in uu iska casilay xilkaasi.

C/raxmaan Maxamed Aadan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Maamulka Galmudug oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay is casilitaankiisa in ay sabab u tahay, kadib markii Madaxda Galmudug ay ku fashilmeen wax u qabashada dadka shacabka ah.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/01/Wareysi-Galmudug.mp3?_=1
Exit mobile version