Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Musharaxiin ku wajahan Cadaado

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta in ay gaaraan Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada maamulka Galmudug.

Xildhibaan Cabdiqaadir Xasan oo ka mid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa Risaala u sheegay in Musharaxiinta ay maanta tagi doonaan Magaalada Cadaado.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in doorashada Madaxweynaha Galmudug ay ku dhici doonto waqtigii loogu tala galay.

 30-ka Bishaan ayaa lagu Waddaa Magaalada Cadaado in lagu qabto Doorashada Madaxweynaha Galmudug.https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/04/cod-1-xildhibaan-galmudug-.mp3?_=1
Exit mobile version