Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Beledweyne

Madaxweynaha  Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Wafdiga Madaxweynaha  Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa waxaa Garoonka Magaalada Beledweyne kusoo dhaweeyay  Maamulka Gobolka, Odayaasha Dhaqanka, Haween iyo xubno kale.

Ujeedka wafdiga Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay sidii uu kulamo u la qaadan lahaa Waxgaradka Gobolka, waxaana uu kala hadli doonaa  dhaliilaha ay ka qabaan Maamulka Hirshabeelle iyo dhismaha golaha Wasiirada.

Wariyaheena Yuusuf Cabdi Aadan ayaan arrimahaasi ka wareysanay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/01/Wareysi-Hiiraan.mp3?_=1
Exit mobile version