Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Ku saabsan Go’doon weli ka jira Degmada Waajid

Gudoomiye ku xigeenka Degmada ee Gobolka Bakool Cadow C/raxmaan oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu ka hadlay nolosha ay ku nool yihiin dadka degan Degmada Waajid.

Sidoo kale Cadow C/raxmaan Gudoomiye ku xigeenka Degmada ee Gobolka Bakool ayaa waxa uu sheegay suuqyada Waajid in ay yihiin kuwo xiran oo dhaq dhaqaaq fiican uusan ka jirin.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/01/Wareysi.mp3?_=1
Exit mobile version