Afhayeenka laamaha amniga Maamulka Jubbaland Sayid Axmed Carab oo Risaala la hadlay ayaa ka hadlay Dagaal kooban oo Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland ku dhexmaray Duleedka Kismaayo iyo Holwgalada ka socda Degaanadaasi.