Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Ceydiid Ilka-xanaf oo eedeyn jeediyay

Gudoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Dalka Abuukaate Ceydiid C/laahi Ilkaxanaf oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay Guddiga Doorashooyinka Soomaaliland in ay ka reebeen Liiska Musjaraxiinta oo dhowaan la soo bandhigay.

Abuukaate Ceydiid C/laahi Ilkaxanaf ayaa sharaxaya qaabka looga reebay Lisskaasi.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/12/Wareysi-Ilkaxanaf.mp3?_=1
Exit mobile version