Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Biriq dad ku waxyeeleysay Galgaduud

Cali Cumar Taraabi oo ka mid ah maamulka Isbitaalka Istarliin ee degmada Guriceel ayaa Idaacadda Risaala uga warbixiyay laba ruux oo ay waxyeeleysay Biriq kula dhacday degaano hoostaga degmada Dhuusa-mareeb.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/10/Cod-Roob.mp3?_=1

 

Exit mobile version