Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Baaritaano laga sameeyay Suuqa Bakaaraha

Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta waxaa laga sameeyay Suuqa weyn ee Bakaaraha.

Howlgalkan ayaa ahaa mid lagu soo qab qabtay Dad aad u fara badan, kuwaas oo intooda badan dib loo soo daayay halka kuwa kalena weli lagu sameynayo baaritaano dheeraad ah.

Waxaa dib u bilowday Ganacsigii Suuqa Bakaaraha, waxaana Ciidankii Howlgalka sameynayay ay dib uga baxeen Suuqa Bakaaraha.

Mid ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha wax ku iibisa ayaa arimahaasi Idaacadda Risaala uga waramay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/09/Wareysi-Goobjooge.mp3?_=1
Exit mobile version