Maamulka Ahlusunna ayaa waxa uu ka hadlay Doorashada Maamulka Galmudug oo 30-ka Bishan lagu wado in ay ka dhacdo Magaalada Cadaado.
Afhayeenka Maamulka Ahlusunna Mursal Yuusuf Maxamed Xeefow oo la hadlay Risaala ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan ka qeyb qaadashada Doorashada Galmudug.
