Muddo sanad ah oo laga joogo qaraxii lagu xasuuqay Shacabka Soomaaliyed ee14-kii October 2017-kii, waa Qaraxii ugu ba’naa taariikhda Afrika In ka badan 600 oo rayid ah ayaa ilbiriqsiyo gudohood ku naf waayay isgoyska Zoobe sanadkii hore, xusuusta dadkii goobjoogaha ahaa ayaan Warbixintaan idin kaga diyaarinay
DHAGEYSO: Warbixin Muddo sanad ah oo laga joogo qaraxii Zoobe ee lagu xasuuqay Shacabka

