Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wafdiga ayaa la filaya in ay furaan wajigii labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Wariyaheena Maxamed Yuusuf colow oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa waxa aan wax ka weydiinay wafdiga halkaasi gaaray.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/04/Jowhar.mp3?_=1

 

 

Exit mobile version