Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Taliska Booliska “Xiriir ayaan naga dhaxeeya dowladdaha Caalamka”

Taliska Booliska dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay sare u qaadeen  xiriirka ay la leeyihiin Dowladaha caalamka si loo tayeeyo Booliska Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska  Soomaaliyeed oo ka hadlayay soo gabashada Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo dowladdaha taageera ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in  tababaro  ay siiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska in ay  ka caawiyeen dowladdaha taageera ciidanka Booliska.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay dhismaha ciidanka Booliska Soomaaliya , si loo adkeeyo amniga guud ee dalka.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/07/Cod-Booliska.mp3?_=1

 

Exit mobile version