Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Soomaalida Mareykanka oo ka hadlay Shirkii London

Dadka Soomaaliyeed ee kunool dalka Mareykanka ayaa ka hadlay Shirkii lagu soo gabagabeeyay Magaalada London ee Caasimadda Dalka Ingariiska ee looga hadlaayay Arimaha Soomaaliya.

Waxaa sheegeen in ay muhiim tahay in la dhaqan geliyo qodobadii kasoo baxay Shirkii London.

Soomaalida kunool Mareykanka ayaa sidoo kale tilmaamay in shirkii lagu qabtay London ay ka jeclaan lahaayeen in lagu qabto Soomaaliya.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/05/Cod-Somalid-aMareykanka.mp3?_=1
Exit mobile version