Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Sidee u arkaan Shacabka Muqdisho Shirkii DFS iyo maamulada

Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Shirkii shalay kusoo dhamaaday Madaxtooyadda ee u dhaxeeyay Madaxda maamu goboleedyadda iyo dowladda Dhexe.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/11/Codka-Shacabka-Muqdisho.mp3?_=1
Exit mobile version