Qaar ka mid ah Bulshadda kunool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Aragtidooda ku aadan Saldhigga Turkiga ee Maanta laga furay Magaalada Muqdisho.
Waxa ay sheegeen in ay horumar tahay Saldhiggaasi, islamarkaana lagu tababari doono ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.
Mas’uuliyiinta dowladda ayay ka codsadeen in ay la socdaan Saldhiggaasi iyo sidoo kale shaqadiisa.

