Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Muqdisho oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa waxaa ay ka hadleen sida ay u arkaan hadalkii dhawaan kasoo yeeray Madaxda dowladda Soomaaliya ee ahaa in ciidanaka Milatariga Soomaaliya laga saaro Muqdisho.
DHAGEYSO: Sidee shacabka Muqdisho u arkaan in milatariga laga saaro Magaalada?

