Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Sheekh caan ah oo lagu xiray Hargeysa

Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Xalay halkaas lagu xiray sheikh caana oo lagu magacaabo Sheekh Aadan Sunne.

Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa xalay Saqdhexe u dhacay guriga sheikh oo ku yaala magaalada Hargeysa.

Ciidanka ammaanka maamulka Soomaliland ayaa la sheegay in  ay wateen ciidamo aad u farabadan iyo sidoo kale gawaari dagaal

Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame  Sunne  ayaa ka mid ah culumada ugu caansan maamulka Somaliland.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/05/War-Faysal-iyo-Xariga-Sheekh-Aadan-Sunne.mp3?_=1

 

Exit mobile version