Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay

 

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada shaqada, shaqaalaha, iyo Arrimaha bulshada Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa ugu Hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, waxa uuna si cad u sheegay in Wasaarada ay fasaxday shaqaalaha dowlada iyo kuwa aan dowliga ahayn maalinta shaqaalaha aduunka awgeed.

 

Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa sheegay in maalinta shaqaalaha ay tahay maalin weyn oo waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed,loogana baahanyahay in ay ka faaidaysataan shaqaalaha Soomaaliyeed.

Maanta oo ah 1 May waa maalinta Qaramada Midoobe ay u asteysay maalinta Shaqaalaha Caalamka.

 

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/05/Cod-Shaqaalaha.mp3?_=1

 

Exit mobile version