Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya uu shir uga socday wariyaasha Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wada in lasoo gabagabeeyo.
Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku dooranayo hogaan Cusub oo ah Xogahayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.
Waxaa jira Musharaxiin u tagaan qabashada xilka ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ.
