Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO:- Saxafiyiinta Gaalkacyo oo taageeray go’aankii Maxkamada Sare

Saxafiyiinta ku nool Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ayaa si weyn usoo dhaweeyay in Maxkamada Sare ee Dalka ay Cumar Faaruuq u Xugmiso Inuu noqdo Xoghaya Guud ee Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NOSUJ.

Saxafiyiinta ayaa Waxay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in Cumar Faaruuq uu hogaan u noqdo isla markaana ay taageersan yihiin.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in Saxaafada Soomaaliya loo Madax banaaneeyo isla markaana ay doortaan qofkee rabaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/02/Gaalkacayo.mp3?_=1
Exit mobile version