Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Dhageyso Qaraxyadii ka dhacay Belguim-ka sidee u saameeyeen Muslimiinta dalkaas

Wariyaheenna Salaad  Xuseen ayaa wareysi la yeeshay Maxamed Gaaranne oo ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Belguim-ka gaar ahaan magaalada Brussel, waxana uu ka warbixiyey qaraxyadii ka dhacay magaaladaas iyo sida ay u saameeyeen Muslimiinta ku nool dalkaas.

halkan ka dhageyso wareysiga:

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/03/wareysi-brussels.mp3?_=1
Exit mobile version