Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Wadada Warshadaha

Wararka naga soo gaaraya wadda Warshada ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax la eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaa soo maraayay wadda Warshaddaha ee magaalada Muqdiho.

Hal qof oo dumar ah  ayaa ku dhimatay sida ay Risaala u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah oo goobta qaraxa joogay.

Sidoo kalena qaraxa ayaa la sheegaya in uu dhaawac ka soo gaaray hal qof.

Qaraxan oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso, ayaa la sheegay in lala damacsanaa gaari Cabdi bile ah oo maraayay wadada, hayeeshe gaariga ciidanka ay saarnaayeen wax Khasaare ah kama soo gaarin Qaraxaasi.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/06/Cod-Qarax.mp3?_=1
Exit mobile version