Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Qarash lagu dayactirayo buundada Afgooye oo lagu wareejiya Maamulkaasi

Iyadoo maalmihii u dambeey qaban qaabadeeda ay ka socotay dhismo lagu dayactirayo buundada yar degmada Afgooye taas oo ah mid aad u bur bursan.

Maamulka Shirkada Isgaarsiinta Hormuud waxa ay bixisay deeq lacageed oo ah mid buundada dib u dhis loogu sameynayo, iyadoo Hormuud ay bixisay lacag gaareysa labo kun oo dollar.

Waxaana buundadan dhismaheeda ka qayb qaadanaya dhamaan shacabka ku nool degmada Afgooye.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/03/War-Buundada.mp3?_=1
Exit mobile version