Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Puntland oo benisay in xildhibaan looga qabtay dagaalkii Sanaag

Maamulka Puntland ayaa beeniyay in maamulka Somaliland ay qabteen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland oo ku sugnaa goobihii lagu dagaalamay.

Gudoomiyaha deegaanka Haylan oo ay ku dagaalameen Puntland iyo Somaliland oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa sheegay in aysan jirin xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo gacanta u galay maamulka Somaliland.

Gudoomiyaha deegaanka Haylan ayaa sheegay in ay dileen ciidamo ka tirsan Somaliland hadana ay joogaan goobihii lagu dagaalamay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/07/wareysi-Puntland.mp3?_=1
Exit mobile version