C/Laahi Cismaan oo ka mid ganacsatda ka qayb gashay shirkii lagu soo gaba gabeeya Istanbuul.
Idaacadda Risaala ayaa si toos ah xaga Internetka kula xiriirtay waxaana uu ka warbixiyay shirka ganacsiga looga hadlayay iyo waxyaabihii looga hadlaayay.
C/Laahi Cismaan ayaa sidoo kale sheegay in halkaas lagu soo bandhigay cilaaqaaka ka dhaxeeya labada dowladood ee Turkiga iyo Soomaaliya.
