Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Maxay tahay Sababta ay dowladdo u wayday taageerada Shacabka

Cilmi baaris ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adaha Farsight Africa iyo IPSOS ayaa muujineysa in xilligan uu jiro hoos dhac kalsoonida dadweynaha ay ku qabaan hey’adaha dowladdu marka loo eego sanadkii 2017-kii.

Cilmi baarista ayaa muujisay in dowladdu ay ku taagan tahay dhabbihii dowladnimada balse ay hoos u dhacday kalsoonidii lagu qabay sida madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, garsoorka iyo baarlamaanka.

Maxay tahay Sababta dowladda Federalka Somaliya ay u wayday intii badneyd taageerada Shacabka hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan Arrimahaasi.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/10/Warbixin-Faysal-.mp3?_=1

 

 

Exit mobile version