Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Maxay ka dhigan tahay magacaabista cusub ee Farmaajo uu sameeyay ?

Muqdisho-RisaalaFM- Dad badan ayaa isweydiinaya Saldhigasho la’aanta kala duwan ee habka magacaabista xilalka Ciidanka, kadib markii dhawr mar isbedel lagu sameeyay Taliyeyaasha Ciidamada kala duwan.

Dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa hoggaanka Talada dalka la wareegtay Sideedii bishii February 2017-kii markaasi oo doorasho dalka ka dhacday lagu doortay Madaxweynaha, wixii xilligaasi ka dambeeyay waxaa socotay magacaabis iyo xil ka qaadis xargaha goosatay oo illaa hadda aanan Saldhigan.

Wariyaha Risaala, Faysal Abdullahi Mohamud ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/08/Warbixin-Faysal-Cabdullaahi-.mp3?_=1
Exit mobile version