Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Jubbaland oo  booqday Saldhigga Ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin degaano ka mid ah gobolka Jubadda Hoose ayaa waxaa uu halkaasi kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in howlgalka xoraynta degaanada maqan ay diyaar u yihiin oo dhaqaaq uu sugayo wuxuu intaas ku daray in dhawaan ay gacanta soo galayaan Degmooyinka Gobolka Jubbada Dhexe isagoo sheegay in Ciidamadii shaqadaas qaban lahaa ay diyaar ku yihiin meelahii loogu tala galay, islamarkaana ay bilaabi doonaan howlgalka hadii laga baxo Bisha Ramadaan.

Waxaa uu sheegay Madaxweynahu in Al-Shabaab ay dharbaaxo adag ku dhufteen Ciidamadu isla markana ay tuseen kharaarka ay leedahay guul darada iyo dhimashada.

Wuxuu ku dheeraday Madaxweynahu in Howlgalada ay bilaabanayaan Ciidamaduna ay guulaysan doonan isagoo Siyaasiyiinta Soomaalida ku booriyay in dagaalka loo midoobo oo wakhtiga Siyaasda la galinayo lagu bixiyo xoraynta wadanka.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/05/Cod-Axmed-Madoobe-1.mp3?_=1

Helpful IIA IIA-CIA-PART1 Q&A

I don t know where he wants to climb. Zhou IIA IIA-CIA-PART1 Q&A Meng and Liu Haizhu IIA IIA-CIA-PART1 Q&A both strolled through the department Certified Internal Auditor – Part 1, The Internal Audit Activity’s Role in Governance, Risk, and Control store building for a whole Certified Internal IIA-CIA-PART1 IIA-CIA-PART1 Q&A afternoon. Now he is a waste man, let him use it You IIA IIA-CIA-PART1 Q&A dare Do you dare to throw him on the barren hills You dare to go now I will give you 2000 pieces I At this time, IIA IIA-CIA-PART1 Q&A the blue people took a punch and hit it IIA IIA-CIA-PART1 Q&A again. Until 5 pm 00, the troubled person finally came.

Correct. Less than one point. They are all my relatives, there is no money at IIA IIA-CIA-PART1 Q&A http://www.examscert.com home, so look for me. A big iron gun has IIA IIA-CIA-PART1 Q&A already come in. IIA IIA-CIA-PART1 Q&A He knows how to draw a group of people to fight another group of people. Liu Haizhu thinks that IIA-CIA-PART1 Q&A Feng Wei has become a degraded person like him. Certified Internal Auditor – Part 1, The Internal Audit Activity’s Role in Governance, Risk, and Control Hao Certified Internal IIA-CIA-PART1 Tuyu was very difficult to solemnly, and took a hard shot of the shoulders of Erdongzi.

That night, the IIA IIA-CIA-PART1 Q&A president only said that dizziness, IIA-CIA-PART1 Q&A then Wenliang overnight in one place. Tseng Kuo fan s tears, DC until the dawn of Cao Certified Internal IIA-CIA-PART1 Gong came in.Cao Gonggong came in, the guards are standing IIA IIA-CIA-PART1 Q&A up and moving around the body back and forth. Wind free club trend, the situation is very difficult to change IIA-CIA-PART1 Q&A Certified Internal Auditor – Part 1, The Internal Audit Activity’s Role in Governance, Risk, and Control rapidly.Today, if we ask for help, we are fortunate enough to be impressed by the impatience of competitors. Tseng Kuo fan on the spot a question, is a limited to 300 words within the policy, the provisions of two moments rolling.

Exit mobile version