Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Maamulka gobolka “Hala qaato Teesaraha Mini Shiibiyada”

Muqdisho-RisaalaFM- Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ay qasab tahay shacbka in ay qaataanTeesaraha Mini shiibiyada .

Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay Teesaraha la qaadanayo uu yahay mid aanan dhaceynin.

Afhayeenka maamulka gobolka Banddir C/fataax Cumar Xalane ayaa warbaahinta usheegay in Hey’adaha amniga magaalada Muqdisho looga baahan yahay in kontoroolaan qaadashada Teesaraha.

Waxa uu sheegay Afhayeenka gobolka in maamulka gobolka Banaadir uu u taagan yahay hormarka gobolka.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/06/cod-dabaashe-.mp3?_=1
Exit mobile version