Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Maamulka Gedo oo bilaabay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Maxamed xuseen Al-qaadi oo Idaacadda Risaala wreysi gaar ah siiyay ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabeen howlgallo ka dhan ah ururka Al-shabaab oo ay ka sameynayaan dhamaan deegaanada gobolka Gedo.

Maxamed xuseen Al-qaadi gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo oo hadalkiisa sii wata ayaa dhanka kale waxa uu tilmaamay in howlgalada ay si gaar ah uga sameyn doonaan deegaanada hoostaga gobolka Gedo.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/03/Wareysi-Gedo.mp3?_=1
Exit mobile version