Shariif Xasan Sheekh Aadan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ururka Al-shabaab waxa uu ku eedeeyay in ay dano shisheeye ay ka shaqeeyaan oo ay yihiin dowlad diid, isagoo intaa ku daray in danaha ay leeyihiin aysan garaneyn.
Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhanka kale waxaa uu ciidamada ammaanka maamulka Koonfur Galbeed uu kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan amniga.
Dhowaanahanba maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay wadeen dadaalo lagu sugayo amniga xilli ururka Al-shabaab ay dhowr jeer ooh ore ay weeraro ka geysteen goobaha uu ka taliyo maamulka Koonfur Galbeed.
