Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: K/Galbeed oo ka hadashay 18 Ruux oo Shabaab laga soo badbaadiyay

Ciidamada Booliiska gaar ah ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa Al-Shabaab ka soo bad baadiyay ku dhawaad 18-qof oo ay u heysteen Madaxfurasho Lacageed.

Dadkaan ayaa waxaa lagu soo bad baadiyay Howlgal ciidankaan ay ka sameeyeen deegaanka Shanqoolow oo u dhaxeeya degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere oo ka kala tirsan gobalada Baay iyo Gedo.

Gudoomiyaha Degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaan arimahaasi wax ka weydiinay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/07/wareysi-baay.mp3?_=1
Exit mobile version