Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Jawaari” Cidna ima wadato Aniga”

Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa iska fogeeyay in ay wataan Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in uusan cidna wadan , islamarkaana aysan jirin cid asaga wata.

Gudoomiye Jawaari ayaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday in ay siiyaan codka.

Waxaa uu sheegay in aysan jirin cid  daba ka waddo , laakiin uu yahay Musharax Madaxbanaan.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ahaa Gudoomiyihii Baarlamaankii Waqtigiiso dhamaaday.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/01/COD-XILDHIBAAN-JAWAARI-2.mp3?_=1
Exit mobile version