Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Gudoomiyaha Aadan-yabaal oo ka hadlay xaalada degmada

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa waxa ay maalmihii ugu dambeeyay ay degmada Aadan-yabaal kula dagaalamayeen ururka Al-shabaab.

Gudoomiyaha degmada Aadan-yabaal Maxamuud Sheekh Xasan oo la hadlay Idaacadda Risaala ee magaalada Muqdsiho ayaa waxa uu sheegay in hada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku hareereysan yihiin degmada Aadan-yabaal.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/04/Wareysi-Aadan-yabaal.mp3?_=1
Exit mobile version