Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Faarx Qare oo ka hadlay Xaalada guud ee bada Soomaaliya

Admiral Faarx Axmed Agaasimaha Hey’adda Cilmi baarista badaha Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in beesha caalamka xilligan aysan ogoleyn dhismaha ciidamada badda Soomaaliya si ay u ilaaliyaan biyaha Soomaaliya.

Admiral Faarx ayaa sheegay in caalamka aysan ogoleyn Soomaaliya in ay ka iibiyaan Hub iyo waliba qalab lagu ilaaliyo xeebaha Soomaaliya si looga hortago Maraakiibta shisheeye ee kalluumeysiga shrci darada ka wada biyaha Soomaaliya.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/04/Wareysi-Bada.mp3?_=1
Exit mobile version