Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO:- DF iyo golaha iskaashiga oo ku loolamaya doorashada Koonfur Galbeed

Baydhabo-RisaalaFM- Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa la ciil ciireysa musharaxiin aad u fara badan iyada oo musharaxiintaas dhammaantood ay u taagan yihiin xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa dhawaan la geeyay gaadiid badan oo xabadu karin iyo ciidan badan, iyada oo magaalada 17-ka bisha soo socota ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/10/Warbixin-Mohamed-Abdi-Doorashada-KG.mp3?_=1
Exit mobile version