
Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Tartanka Qur’aan Akhriska Gabdhaha ee Idaacadda Risaala oo maanta Furmay Barnaamijka inta badan waxaa maanta diirada lagu saaraayay Shuuradaha laga rabo ka qeyb galayaasha , Waxaana ka qeyb galaya gabdhaha Da’dooda ay ka hooseyso 25 sano jir,Gabdhaha ayaa waxa ku tartamayaan 30-ka jus ee Quraanka Kariimka ah, waxaa Sanadkaan maalgalinaysa Shirkadda Waaberi Jumbo.
https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/05/BAR-TARTANKA-QURAANKA-EE-GABDHAHA-28-05-17.mp3?_=1