Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Dhageyso: Barnaamijka Is dhexgalka bulshada oo habeenkii 2aad galay

Barnaamijkan oo ah  mid loogu tala galay is dhexgalka bulshada iyo dib u heshiisiinta ayaa xalay habeenkii 2aad ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka shabeelada Hoose, waxa uu ahaa afur ay ka soo qayb galeen maamulka gobalka , kan degmada iyo bulshada qaybeheeda kala duwan.

hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan barnaamijka:

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/06/Shirka-Afgoye-Maalinta-2aad.mp3?_=1
Exit mobile version