Barnaamijka Dhalinyarada ee Idaacadda Risaala waxaa marti ku ahaa kooxda fanka ee Somali Rap Stars (SRS), waxaana ay soo bandhigeen kaalmo suugaaneed oo aad u xiiso badan.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada ee Idaacadda Risaala 04-09-16.
