Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Barnaamijka Afuri oo hel labo ajar

Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa galabta si rasmi ah u bilowday Barnaamij lagu magacaabo ” Afuri oo hel labo ajar”

Haddii aad doonaysid inaad ka qeyb qaadato Barnaamijka Afuri oo hel labo Ajar waxaad kala xariiri kartaa Ama aad ku shubikartaa Lambarka ah 0618003111

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/05/BAR-AFURI-WALALKAAGA-27-05-17.mp3?_=1
Exit mobile version