Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Ahlusunna oo eedeeysay dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Ahlusunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ahlusunna ay diyaar u tahay in lasii waddo wadahadalada u dhaxeeya Galmudug iyo sidoo kale Ahlusunna.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay isku dirayso dadka degan gobolada Dhexe .

Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in Ahlusunna aysan ogolaan doonin in laga jaro dadka kunool gobolada Dhexe.

Dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in aysan marin wadadii dowladda ka horaysay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/04/Cod-Shaakir.mp3?_=1

 

Exit mobile version