Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa goordhow ka dhacay Hoteelka Makah Almukaramah ee Muqdisho.

Qaraxa ka dib waxaa la maqlay rasaas xooggan.

Waxaa jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Qaraxa ka dhashay.

Wixii kusoo kordha kala Soco Risaala.net

 

 

Exit mobile version