Qarax Gaari ayaa Goordhow ka dhacay degmada Xamar weyne gaar ahaan Agagaarka Masaajidka Marwaaz , waxaana ka dhashay Khasaare.
Inta la xaqiijiyay 3 qof ayaa ku dhaawacan tay.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid lagu xiray Gaari Nuuca Raaxada ah.