Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow ka dhacay Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Qaraxa ayaa ka dhacay kasoo horjeedda dhismaha Colow Tower, waxaana la sheegay in uu yahay gaari Nooca raaxadda ah oo lagu xiray waxyaabaha Qarxa.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net

Exit mobile version