Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Agagaarka Wasaaradda Gaanshaandhiga Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax loo adeegsaday Gaari uu halkaasi ka dhacay.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ahaa ismiidaamin.

Xarunta Wasaaradda gaanshaandhiga Soomaaliya ayaa waxaa joogay taliyaha ciidanka xoogga dalka .

Exit mobile version