Gudoomiya ku xigeenka degmada Beled Xaawo Bile Huufood ayaa Idaacadda Risaala u xaqoojiyey in Xildhibaan Cabdifatax Nuur Mataan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya lagu weeraray caawa degmada guri uu ka deganaa.