Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DEG DEG:-Madaxweynaha Guinea-Bissau oo la Xiray iyo Afgambi ka dhacay Caasimada.

Ciidamo ka tirsan Miltariga ayaa xiray madaxweynaha Guinea-Bissau, Umaro Cissoko Embaló, waxaana la soo werinayaa in wadankaasi uu ka dhacay isku day afgambi.

Ciidamada ayaa weeraray xarunta madaxtooyada, iyagoo madaxweynaha xiray.

Arrintan ayaa dhacday maalmo kaddib doorashadii 23-ka Nofeembar, natiijooyinkeedana la filayay in lagu dhawaaqo Khamiista.

 

Wixii ku soo kordha la soco

Exit mobile version