Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DEG DEG: Qaraxyo Caawa ka dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan Gaar ahaan Xaafada Tarabuunka ayaa waxa ay sheegayaan in caawa halkaasi ay ka dhaceen Qaraxyo loo adeegsaday miinooyin dhulka lagu aasay.

Dad ku sugan Isgoyska Tarabuunka ayaa Risaala u sheegay in Qaraxyadu ay ahaayeen Miinooyin dhulka lagu aasay.

Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxyada.

Exit mobile version