Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO: Dabka ka socda goobtii Qaraxu ka dhacay

Dab xooggan ayaa ka socda goobtii Qaraxu dhacay ee u wadada Makah Al mukaramah ee Muqdisho.

Dabka ayaa intiisa badan waxaa sababay Gaadiid badan oo saf ku jiray kuwaasoo Ciidanka Dowladda ay Baaris ku wadeen.

Dabka ayaa sidoo kale gaaray Maqaayad ku taalla goobta Qaraxu ka dhacay.

Exit mobile version